Al-Shabaab oo shaacisay Magacyada Masuuliyiin dhimasho & dhaawac uu ka soo gaaray qaraxii shalay

Al-Shabaab ayaa shaacisay mas’uuliyiin u badan maamulka degmada Wardhiigley oo dhimasho iyo dhaawac loogu geystay qaraxii is-miidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay xarunta degmadaas ee magaalada Muqdisho. Xoghayihii degmada Wardhiigley Cali Aadan Warsame ayay Alshabaab sheegtay inuu dhaawac halis ah kasoo gaaray weerarka, halka uu sidoo kale ku dhaawacmay Agaasimaha guud ee Minishiibiyada degmada Wardhiigley, … Continue reading Al-Shabaab oo shaacisay Magacyada Masuuliyiin dhimasho & dhaawac uu ka soo gaaray qaraxii shalay